Waxa aanku riyooday anigoo qaawan oo wax dharana aan qabin
Su'aasha:
Asc dhamaan bahda daruur
Salaan kadib
Waxa aan raba inaa riyadan iifasirtaan
Insha allah.
Waxa aanku riyooday anigoo qaawan oo wax dharana aan qabin xata hoosgashi yar oo gacanta ku qarinaya cawrada si aan loo arkin geedka…