Riyada mas darbiga guriga ag jooga

Su’aasha: Waan idinsalaamay salan kadib waan ku riyoday labo habeen oo isxiga mas.aniga oo guriga darbigiisa geed yar kajari rabo ayaan Arkay mas maxaa lagu tilmaaami karaa. Jawaabta: Maska guud ahaan wuxuu tilmaamayaa cadow, haddii aad disho cadowga waad ka adkaanaysaa hadduu ku qaniinana cadowgaaga dhib ayuu kuu geysanayaa.
Riyada meel saminaar ka socdo oo daaqada lagasoo galayo

Su’aasha: Waxan ku riyooday ayado arday badan meel joogan aniga qofka ugu dambeeyo oo a ahay mesha simanarka ana ardayda iskugu imadayna waa qol aan laheyd albab waxa laga gala daqada anoo darishadi ka galayo aa jabinaya darishadi ardaydi aa halmar qeeylineso oo dhayan ahmed a jabiye kdb macalinka ilama hadlayo wuu iga amusaya waxana […]
Gabar aan ku riyoodo markasta anoo xanuunsan

Su’aasha: Asc aad ayaan u slaamaya wllha sharafta leh waxa an ahy will dhalin yare ah oo xnuusan xanuunka ihaya dhakhtar waxba wu ka fahmi layahay muddo 7 bilood ah ayan xanusanhy khasatan caloosha jidhka oo marba meel iga dhaqdhaqaqa iyo quraanka oo aan dhagaysto lkn waxba ayn iga dhex hdlyn lkn gariir iyo dubaaxid […]
Riyada awoowe loo galmoonayo

Su’aasha: sxbyal riyada waa kuwareeray waxaan kuriyooday awoowaheega oo ay ugalmoonayan ilmahiisa Ycnii 2wiil uu awoowe u yahay aniga ila dhasheen ayaa qolka soogalaya ayagoo dhahaya waa galmooneena kadibna awoowe oo sariirta jiifa ayee kusameenayan anigoo yaaban riyadas maxee noqon kartaa mahadsanidiin. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa labadaas wiil inay wax u qaban doonaan oo garabkiisa […]
Riyada qof mas’uul farxad la ooynaya anoo kulan kula jira

Su’aasha: Asc bro waxan xalay ku riiyooday nin masuul aan wada shaqeyn jirnay anaga oo kullan iyo ninka oo oynaya farxad darteeda in uu ila kulmo. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad heer sare ka gaari doonto shaqadaada, waxaa kaloo riyada laga fahmayaa jago inaad qaban doonto oo dad badan ay kaa dambeyn doonaan, marka ku […]
Riyada qofka goobta shaqada ugu sareeyo laga ceyrinayo

Su’aasha: Asc walaal waxan xalay ku riyooday Goobta aan ka shaqeeyo ninka ugu soo sareeyo oo shaqada laga ceyriyaay. Maxay noqon karta in booskada oo shaqada laga ceyrinaya aad aragtaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in isbadal kaaga imaanayo xagga shaqada waxaa kula soo gudboonaanaya qalqal iyo cabsi iyo dhib yar oo la xiriira shaqadaada, marka […]
Riyada gabar aan shuminaayo iyo abtigey

Riyada gabar aan shuminaayo iyo abtigey Riyada: Asc sxb waxaan xaley riyo ku arkay anoo gabar la socdo oo garabka heysto markaas aan dhunkanayo ka dibna waxaan riyada dhexdeeda ku arkay abtigey oo meel laga shaaxeeynaayo joogo markaas abtigay wuxuu moodaa inaan gabadhan is qabno. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto wax aad ku […]

