Riyada kutub fara badan oo guriga ka buuxdo
Su'aasha:
scw riyada kutubta faraha badan oo guriga meel kasto ka yaal maxay tahay?
Jawaabta:
Riyada kitaabka ama kutubta faraha badan waxay tilmaamayaan aqoon iyo darajo sare qofka uu helayo sidoo kale kutubta waxay asataan u yihiin…