Browsing Category

Riyooyinka – Dreams

Fasirka riyada Daruur

Riyada anoo lacag tirinaayo

Su'aasha: Asc webka daruur Waxaan ku riyoday anigo lacag tirinayoo bal iga jawaab. Jawaabta: Riyada tirinta lacagta waxay tilmaamaysaa inaad ka walwali doonto arrin mustaqbalkaaga la xiriirta,  sidoo kale waxay tilmaamaysaa feker iyo…

Riyada Aduunyo gadoonka

Su'aasha: Asc Walaalaha Daruur waxaan ku riyooday Aduunyo gadoon aniga oo qol irid banaan ah jiifo in dhulka dhan uu gubtay oo aan Lugaha ka gubtay hadana Xanuun ma dareemayo deg deg ayaan qolka ugu Soo baxay familkeena iyo dadka oo dhan…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More