Riyada dahabka iyo ninkayga iyo hablo guriga isla jooga

Su’aasha: Asc walal waxan ku riyooday ani iyo ilmaha oo bananka adeeno iyo aboohod guriga waxan uga tagaya hablo waxana ii yalo dahab xoga ah marka soo labto waxan is leyahay dahabkii xisaabi oo firi inuu intiisa yahay dahabki marka.soo qaday .kdb mar kasto oo aan is dhaho tiri tirada wee iga qaldoome waxan kala […]
Riyada anagoo safar u diyaar garoobayna gaariga oo shil galay

Su’aasha: Asc wll waxaan ku riyooday anagoo safar u diyaar garoobayna in gadhigayagi noo soo socday uu shil galay. Marka maxa lagu fasili karaa riyadaas Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in arrimo ay kaa xayirmi doonaan ama wax aad sugaysay uu dib kaaga dhici doono, inshaa Allaah shil dhab ah inta badan ma aha haddii Alle […]
Riyada cunug dhashay kadib geeriyooday

Riyada cunug dhashay kadib geeriyooday Su’aasha: Asc wallo waxan xalay ku riyooday xaaskeyga oo dhashay kadib uu cunuga geeriyooday marka maxaa lagu fasir kara madama hadda uur leedahay 9 bilood ay tahay. Bal ii fasiir fadlan si deg deg ah Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato kula soo gudboonaanayso inshaa Allaah dhibaatadaas isla markii way dhamaanaysaa, […]
Riyada 6 beri kahor ayaad geeriyootay

Riyada 6 beri kahor ayaad geeriyootay Su’aasha: waxaan ku riyooday ayadoo walasheeda idhaheso waxaad dhimatay 6beri kahor oo qof nool matihid anigana waxaan ahay qof dhintay okale oo aan waxba dareemeen hadana walasheda kale oo ila dhalatay waxay leedahay waa beenteeda oo waa nooshahay Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal weyn noloshaada lasoo gudboonaanaya, waxaan kula […]
Riyada anoo boosteejo joogo oo salaadda casir iga tagayso

Su’aasha: Walaal xalay ayaan riyooday Riyada : waxaan joogay meel boosteejo ah oo baabuurta laga raaco waxaan usocday magaalo kale wakhtiguna wuxu ku dhawaa salaaddii maqrib. Anigoo dhexjooga basaskii oo aan wali midna fuulin ayaa waxaan soo xasuustay in salaaddii casar aanan tukanin oo waliba cudur daar la,aan ay igu dhaaftay! Kadib murugo ayaan dareemay […]
Riyada lugta bidixda oo iga go’an

Su’aasha: Waxaan ku riyooday lugteeda bidix oo jaran oo hal lug oo midig lee iiharsan alx labadeedsba waan qabaa lkn riyada dhexdeeda hal lug bidix baa iga go need sidoo kale waxaan uekaa qof kufaraxsan lugta kajaran oo riyada dhexdeeda lugteeda oo jaran baan kufaraxsanaa oo ugu dambeen riyada dhamaadkeda waxaan hadana umuuqday qof kamurugsanaa […]
Tartan orod aan qof la galayo isaga kob igu cabsiinaya

Su’aasha: Asc wr wbr; Riyada waxay kusaabsantahay wiil aan garanayo ayeenu tartan orod wada galnay orodkeega zaaid ayuu ahaa oo wiilka aan latartamayay wuxuu dhahayay subxana allah orodkaaga waa zaaid laguma qaban karro oo anigaa orodka kaga horeeyay kadib wuxuu bilaabay inuu kab iisoo baxsado oo iiga cabsiiyo anigana kabta sida bahal ookae uga cabsanayay […]

