Browsing Category

Riyooyinka – Dreams

Fasirka riyada Daruur

Riyada anoo Jaamacad galayo

Su'aasha: Asc waxaan ku riyooday aniga oo Jaamacad tagayo oo aan kuliyad dookhanayo waxaan u tagay macalin Biology Ii dhigi jiray oo xafiis fadhiya anaga oo badan ninkasta kuliyad ayaa loo Soo bandhigayaa wuu qaadanaya wuu baxayaa dhowr…

Riyada Anigoo gaari wadaya

Su'aasha: Asc waxaan ku riyooday aniga oo wadayo gaari oo aan umaleenayo in wadistiisa aan mar dhow bartay lkn Si wanaagsan aan u wado Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa amuurahaaga inay kuu hagaagayaan oo aadan dhib la kulmaynin…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More