Fasirka riyada anoo hurda oo agtayda laba mas oo yar yar oo madoow ag marayaan

Riyada: Asc wll waxaan u bahana fasirka riyada anoo hurda oo agtayda laba mas oo yar yar oo madoow ag marayaan. Fasirka: Waxay tilaamayaan dad cadow ah oo raba inay ku gaadaan oo ay wax kugu sameeyaan adoon ka war haynin, waana cadow liita oo aan tabar kuu haynin, marka iska ilaali dadka aad la […]
Xaaskayga ayaa ku riyootay anagoo is aragnay anoo lugala’aan ah

Su’aasha: Xaaskayga ayaa ku riyootay anagoo kulanay ama is aragnay markii isugu kaayo horaysey Anigoo labada lugood I go an yihiin Welina ismaano arag Oo anigaa dalka kamaqan weligayo si live ah isumaanu arag laakiin waxa soo dhowaadey xiligii aan tegi lahaa wadanka Riyadaasi maxay noqon kartaa SUAASHA 2 AAD aniga markasta waxa ku badan […]
Riyada Farta jabsan waa maxay

Riyada Farta jabsan waa maxay Riyada: Asc: Riyada waxaan ku arkay walalkey iga yar oo fartiisa jabsan waliba faraha dhexe mid kamid ah ayaa kajabsaneed oo isbitaal asigoo loosiwada igu danbeysay Fasirka: Riyada jabitaanka farta guud ahaan waxay tilmaamaysaa qofka inay arrimo ka hallaabayaan, waliba arrimo la xiriira qaraabadiisa walaalaha ama faraca awoowaha, sidoo […]
Fasirka riyada abahay oo geeriyoday oo xabashisa aan dul joogo

Fasirka riyada abahay oo geeriyoday oo xabashisa aan dul joogo Su’aasha: Walal fasirka riyada abahay oo geeriyoday oo xabashisa aan dul joogo ayaanku riyooday Abahayna wakhti hore ayuu geriyooday Alle ha uu naxariste Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad u xiistay aabahaaga isagana inuu kaaga baahan yahay duco, marka ha illaawin inaad u duceyso mar kaste aad salaad […]
Riyada gabar nin leh oo ku riyoonayso nin foolxun

Riyada gabar nin leh oo ku riyoonayso nin foolxun Riyada: Xaaskayga oo aanu hadda is guursaney oo aanaan weli is arag maadaama aanu laba wadan ku kala noolahay waxay ku riyootaa riyo Qof uskag weyn oo fool xun oo lagu khasbayo oo lagu leeyahay waa ninkaagii iyana ay leedahay maaha ninkaygii maxay riyadaasi noqonaysaa. […]
Riyada qofka oo meel dheer kasoo dhacaayo

Su’aasha: scw qofkii arko asoo guri dheer dhowr dabaq ah kaso dhacaayo maxaa lagu fasiri karaa, wuxuuna soo toosaya asoon soo dhicin laakin qarka u saran inuu so dhaco Jawaabta: Culimada riyada fasira waxay sheegeen qofkii arko asoo meel dheer kasoo dhacaayo waa qof ka baqaya arrin muhim u ah oo walwal ku hayso, cabsidaas […]
Riyada labo isku eg inaad ku dhex aragto

Su’aasha: Asc sxb wanku salaamay seetahay nio habeen dhaxdaas ayaan ku riyooday wllky oo askari ah oo qori wato iyo ninkale oo isaga u eg oo isla socdaan oo xaafada noogu yimid markaasa lala fajacaa isku ekaanshaha wllky iyo ninkan ay isku egyihiin hada wllky si rasmi ah askari uma ahan balse dhawaana la qalabeyn […]

