Riyada Xaflad ilmo dhashay iyo dab dambas noqday
Riyada:
Waxan Ku riyoday dhoor mar xaflad ama mel duco ka jirto e la isku imaday - habeen hore waxan Ku riyoday anigo xafadayda la isku imaday iyado ay jogan dad an magaladan wada jogno on garanayo iyo war kale o xafadayda ka fog si inu…