Qof riyo ku arkay asoo laga dalbanayo qof kale inuu dhiig u shubo
Su'aasha:
Walal nin sxbky ah ayaa todobaad kahor dhiig shubay wuxuu ka qayb qaatay campaign dhiig lagu sadaqaysanayay, laba habeen ka hor ayuu riyooday waxayna ahayd riyadu in looyimiday oo lagu yidhi dhiig iska shub qof ubaahan ayaa jiree…