Riyada xaarka ama shubanka gabar ka fakanaayo

Riyada xaarka ama shubanka gabar ka fakanaayo Riyada: Waxan ku riyoday anigo isku xaray walibo shuban jalo ah ika Fakaday suliga ku jiro markan gacanta ku masaxay cajarka waba shuban jalo ah sa.id ika socda xoga kadibna sariirdan imade hoyan u shegaya o an dhahaya shuban an I qabdo ani jifa dardiban u kacay o […]
Riyada nin fareynayo naagta deriska oo weyn

Riyada nin fareynayo naagta deriska oo weyn Riyada: Waxan rabaa inaad i fasirto riyada qofkii arko asoo naag deriska farjiga ka fareynayo waana naag weyn oo ilmo waaweyn leh iyadana aad bay ugu raaxaysanaysaa farta waxaana ka imaanaya biyaha shahwada Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas naagta inuu wax u qaban doono oo ay ku farxi […]
Riyada gabar oo leh arooskayga waa berri

Riyada gabar oo leh arooskayga waa berri Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo gacanta ku haya tigidh meherkayga oo leh waa bari aroosku Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa safar, waxaad aadi doontaa wadan kale Arooskana waxaa laga wadaa isbadalka nolosha aad gali doonto Waa riyo fiican Halkan ka daawo riyada arooska Dreaming describes […]
Riyada baranbaro oo dharka iga galayso

Riyada baranbaro oo dharka iga galayso Riyada: Waxan ku riyooday anigoo faraxsan ba guriga habaryatey albabka ku garaacey wey iga fudhay wan salaamey anoo hadal usoo wada baa wax I qaniinen saa wa cararey gurigeen furey mise xasharaad am garanwayey sii galaya qolka anii ba is fiiriyey surwaalkeyga eegay mise hoosta halkii yareyd baranbara igaga […]
Riyada naag ninkeyga furay oo guriga imaanayso oo rabto isaga

Riyada naag ninkeyga furay oo guriga imaanayso oo rabto isaga Riyada: Asc xaskayga ayaa xalay kuriyootay gabadh aan kala tagnay oo wiil ii haysa iyadoo timid xafadayda leh waxaan rabaa inaan isku noqono ninkaygii aan wiilka udhalay balse snigiine aan diidanahay inaan isku noqono oo ay xaskayga hada an wada jogno ay leedahay isaga noqo […]
Riyada qeyb tinta ka mid ah go’ayso

Riyada qeyb tinta ka mid ah go’ayso Riyada: Asc sheikh xalay waxan ku riyooday anigoo tinta iga goayso oo qaybna dhaadheer tahay qaybna gaban tahy oo leh taakada iigu xirmi mayso iso fasir xaasna waan ahaye. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa waxyaalo aad samaynaysay inay kaa kala halaabayaan Qaarna ay kuu nabadgalayaan, waxaasna waa arrimo […]
Riyada cadayga iyo ilkaha nadiifka ah

Riyada cadayga iyo ilkaha nadiifka ah Riyada: Waxan ku riyoodey anigoo cadeysanayo caday cadiya ilkahanae cadan nadif I noqinayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo arrin aad u fiican inaad heli doonto, waliba dadka kuu dhow ayaad ka helaysaa Waxaad noqon doontaa qof aad looga dambeeyo oo la qiimeeyo waa riyo fiican. Halkan […]

