Riyada naag uur leh oo ninkeeda waalan dilayo

Riyada naag uur leh oo ninkeeda waalan dilayo

Riyada naag uur leh oo ninkeeda waalan dilayo Riyada: Shikh waxan ku riyooday naag uur leh oo ninkeedo waalan dilaayo oleh way macsiyesatay subaxaan ku riyooday duhuradi maray taha anaa uur iska helay maxay noqe riyadas shikh iyo dhar cadaan iyo madow iskugu jira dhabta usaran islaan aqano Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ceeb iyo fadeexo […]

Riyada dhuxusha maxaa lagu fasiraa

Riyada dhuxusha maxaa lagu fasiraa

Riyada dhuxusha maxaa lagu fasiraa Riyada: Waxaan ku riyooday aniga oo wata dhuxul damisa ama la isticmaalay kadibna nadamiyay markaas ayaan tagay meel meherada waxaan ku iri dhuxusha markaa qoryaha ka damisaan weelkaa iigu shuba kadib mar kale ayaan ku soo laabtay meheradii mise weelkii waxay iigu shubeen dhuxul caadiya oon la isticmaalin markaa ayaan […]

Riyo tuug xadi raba ilmo yar aan jaar nahay

Riyo tuug xadi raba ilmo yar aan jaar nahay

Riyo tuug xadi raba ilmo yar aan jaar nahay Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo la jooga nin ayaa waan ka shakiyay inuu rabo inuu xado wiil yar jaar nahay reerki dhalay ilamaha u yeedhay qabsada inankiina yar yaan ninkani idinka xadine Waan ka cararay ninki gurigi ilamaha yar reerkoodi ayaan galay walaalkay ayaa […]

Riyada dhagoolnimada iyo dadka oo ku fahmi waayo

Riyada dhagoolnimada iyo dadka oo ku fahmi waayo

Riyada dhagoolnimada iyo dadka oo ku fahmi waayo Riyada: Asc sheekh waxaan ku riyooday meel lagu cabo shaaha oo meherad qoryo ka samaysana aabahay iyo niman la socda oo maraya iga aad moodayso inay wax ka dhuumanayaan oo is gaabinaya markaa ayaan niri aniga iyo gabar aan aqaan kaalay soo eegnee waxa ka khaldan meherada […]

Riyada nadiifinta meesha aad ka shaqaynayso

Riyada nadiifinta meesha aad ka shaqaynayso

Riyada nadiifinta meesha aad ka shaqaynayso Riyada: Salaam Waxaan ku riyoday anagoo nadiifinya meesha aan ka shaqeeyo oo biyo badan ku maydhay gabadh kale ayaa ila shaqaynaysa waxay ku masaxday maro dirac ah daaqadaha ana iskoobe ayaan ku shaqaynayay waxaan arkay meeshi oo qalashay aniga oon masaxad marin Meesha waxa ku yaalay God badan oon […]

Riyo cunto aan karinayo oo aan walaashayda wax ka siinayo

Riyo cunto aan karinayo oo aan walaashayda wax ka siinayo

Riyo cunto aan karinayo oo aan walaashayda wax ka siinayo Riyada: Salaam waxan ku riyooday anigoo karinya beans cad walashay iyo 2 qof oo kale ayaa isugaya dhakhso habsan ayaan nahay ayay igu tidhi walashay walshay ayaa isoo kor istaagtay ala waa macaan  xagaas ayaan ka arkaya waan uga guray cuntadii  waan siiyay laxoox waan […]

Qaabka looga hortago riyooyinka cabsida leh

Qaabka looga hortago riyooyinka cabsida leh

Qaabka looga hortago riyooyinka cabsida leh Su’aasha: wsc qofkii raba inuu iska ilaaliyo riyooyinka xunxun oo cabsi leh muxuu sameyn karaa Jawaabta: Riyada cabsida leh waxay ka timaadaa shaydaanka, qofka waxaa laga rabaa inuu seexdo asoo daahir ah Sidoo kale inuu iska ilaaliyo waxyaalaha fikirka u keenaya marka uu sariirta tago. Waxaa laga rabaa inuu […]