Waxaan riyo ku arkay aabaheey oo dhimanaya
Su'aasha:
waxaan riyo ku arkey aabaheey oo dhimanaya lkn hadda wuu nool yahay riyadaasi mexey tahay.
Jawaabta:
Dhimashada aabbaha riyada dhexdeeda, riayadaas waxay tusinaysaa nolol adag ama duruufo inay kusoo mari doonaan kuwaas oo…