Fasirka riyada kaxaynta gaariga iyo riixidda
Su'aasha:
Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo gaari ka xaynaya marna riixaya marka maxaa lagu fasiira marka qof gaari uu wado marna uu riixaya. Mahadsanid wllo.
Jawaabta:
Gaariga marka riyo lagu arko wuxuu astaan u yahay wax lagu…