Riyada saaxiibadaada cawradaada arkayaan

Riyada saaxiibadaada cawradaada arkayaan

Riyada saaxiibadaada cawradaada arkayaan Riyada: Ascww Ramadan Mubarak waxan rabaa inad ii fasirtan riyadan waxan arkay aniga oo gabar an isku class nahay iyo walashed ay arkayan jir keyga oo xoogaa yara qaawan waliba shuunka ama timadaha hoos masoo baxaan Jazakallah kheyral jazaa:) Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa sir inay kaa bixi doonto oo aadan rabin […]

Riyada gurigayga dad foolxun ay ku qayilayaan

Riyada gurigayga dad foolxun ay ku qayilayaan

Su’aasha:  Habeen habeenada ka mid ah ayaan seexday waxaan ku riyooday sida tan: gurigayga ayaan Maalin nimadkii dibada uga baxay habeenkii markii aan soo noqday ayaan gurigii ugu kor imid dad aad u fool xun oo qayilaya aad ayaan u naxay waliba dadkaasi diintayda ayay caayeen ka dib waan orday siday idinla tahay culimooy. Jawaabta: […]

Riyada qof hooyadiisa raashin usoo iibiyay

Riyada qof hooyadiisa raashin usoo iibiyay

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo hooyaday muddo arkin u socda oo wada rashiin iyo saliid kuwas oo u soo iibiyay kadib intan guriga gaarin waxaa wadada ii istaagay ciidan kuwas oo lacag laaluush ii weydiina kadib hooyo imaaday meesha oo la hadlaysa askarta. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamysaa in dad aysan kula rabin […]

Waan soomanahy anoo jabiyay ayaan ku riyooday

Waan soomanahy anoo jabiyay ayaan ku riyooday

Su’aasha: asc wllyaal waxaan ahay gabadh dhalin yaro ah waan soomanahy markan aan su’aasha soo qorayo abaaro 10kii ilaa 9kii subaxnimo seexday salaadii duhur kacay anoo riyoonaya waxaanan ku riyooday anoo cunto cunaya waliba soontii jabiyey waan soo booday waxaan arkay inay soontaydii ii xdhanthy miyey iga jabinaysaa riyadaasi soontii???? Jawaabta: Riyo soon dhab ahaan […]

Riyada ciijiska saxuurta kadib maxaa keeno

Riyada ciijiska saxuurta kadib maxaa keeno

Riyada ciijiska saxuurta kadib maxaa keeno Riyada: Asc wr wb wll waxaa jirto arin aan in mudo ah isku arkaayey yaraanteda ilaa hada mar mar wan isku arkaa horta yaraanteda waxaan aad uga cabsan jirey jinka dad aya maqli jirey ayago dhahaayo xaley jin aan arkey marka ana wan cabsan jirey wana kuriyoon jirey marki […]

Riyada gaari cusub la iibsanayo

Riyada gaari cusub la iibsanayo

Su’aasha: Walaalayal waxaan ku riyooday aniga oo gaadhi cusub soo iibsaday oo wata ii fasira micnaheda. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto wax ku farxadgaliya, sidoo kale inay kuu fududaanayaan arrimahaaga, waxaa dhici karta haddaad doob tahay inaad guursato gabar yar oo qurux badan. Riyada gaariga cusub waa wax fiican.

Riyada qofka oo dhiig laga shubayo

Riyada qofka oo dhiig laga shubayo

Riyada qofka oo dhiig laga shubayo Su’aasha: Waxaan xaley ku riyoodey aniga oo dhiig la iiga shubay ka dib aan musqul galaayo musqusha inta aanann galin miisaankeyga waxa uu ahaa 261 marki aan kasoo baxay ee aan miisaanka ku laabtey 246 markaas dad ka ay idhahayaan maxaa kugu dhacay anigane aan aamusanahay aan aniga lee […]