Riyada anoo gabar afka ka dhunkanaya
Su'aasha:
Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak
waxaan ku riyooday anoo ay iigu timid gabadh aan garanaya guri aanu jaar nahay anoo dagay oon hurdo ayay I toosisay waxaa ila hurday wiil aan adeer u ahay waan baray…