Gabar ku riyootay wiil oo macmacaan siinaya

Gabar ku riyootay wiil oo macmacaan siinaya

Su’aasha: Wll aad baan idinkaga mahad celinayaa sida quruxda leh aad noogu soo jawaabtaan. Gabar ayaa waxey ku riyoota nin usoo dhiibayo weel ey wax macmacan ey ku jiran qofkas oo aad ugu dhoola cadeynayo oone suno ay ka muuqato qaabkiisa riyadas aya kusoo laa labatay Jazakaallh Jawaabta: Riyada waxay tusinaysaa gabadhaas inay guursan doonto […]

Riyada qofka oo kaxayn la’ gaari

Riyada qofka oo kaxayn la' gaari

Su’aasha: ASC WALAL WAXAAN KU RIYOODAY ANOO GAADHI WADA LKN AAN WADI KARIN OO KOLBA GIDAAR AMA GAADHI KU DHACAYA WADADA AYUU KOLBA IGALA BAXAYAY MARKII DANBE WAAN JOOJIN KARI WAYAY WAANA DAMIN KARIWAYAY WUU SOCDAY LKN KOLBA GAADHI BUU KU DHACAYAY OO DAAQADAGA JABAYEEN INTAA KAFIB ANOO NAXSAN BAY DAAQADA ISKA FURANTAY SI TARTIIB […]

Qof aan saaxiibo nahay ayaa ku riyooday isagoo qaawan

Qof aan saaxiibo nahay ayaa ku riyooday isagoo qaawan

Su’aasha: Asc Qof aan saaxiibo nahay ayaa ku riyooday isagoo qaawan oo surwaal kaliya xiran oo dad badan dhax socda dumarna soo firinayaan Isaguna qajilaad eegi kar la’ahay. Bal maxay noqon riyadaas fasirkeedu ? Jawaabta: Riyada dhar la’aanta ma fiicna qofka haduu ku riyoodo nin jidka jooga oo qaawan ama dhar la’aan ah wuxuu ku […]

Riyada gabar dhib ka muuqdo oo murugsan

Riyada gabar dhib ka muuqdo oo murugsan

Su’aasha: Asc Wll waxa igu soo nonoqota riyo gabar aan wada socon jiray wakhti dheer blse hada mudo ayaa iigu dambaysay lama hadlo, mana wada socono, oo anigu xata waaban ilaawayba. Lkn 1 Waxaan ku arkay riyo habeen anago aad u faraxsan oo wada joogna (haasawayna) wada qoslayna, kaftamayna, oo waxba naga maqnayn (dhantahay) 2 […]

Hadiyad dhar aad u badan marka lagu riyoodo

Hadiyad dhar aad u badan marka lagu riyoodo

Su’aasha: asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo hadiyad dhar aad u badan wadanada carabta oo bundaad ah yacnii ku jira weel wayn waxaan ku soo wada shubay daarada guriga waanu tuulmay aniga iyo laba qofkale oo nina ayaa wada baadhay qof walba waxii qanciya qaadanayay khamiisyo kala […]

Riyada aabahay iyo guri qasri ah

Riyada aabahay iyo guri qasri ah

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka Allah macak waxaan ku riyooday xalay anoo aabahay oo bari hore dhintay Allah ha u naxariisto e lajooga guri qasriya oo aad iyo aad u way oo dayrka ku wareegsan aad yaabay waynida oo aad u qurux badan beerta uu leeyahay oo wada green ah oo dhirta […]

Qofkii ku riyoodo asoo khamro cabbayo

Qofkii ku riyoodo asoo khamro cabbayo

Su’aasha: Qofka marka u riyo ku arko asoo khamro badan cabayo ilaa uu ka noqdo srkhan oo hadalkiisa isku dardarsamo fasirka riyada nocas maxay noqon karta? Jawaabta: Qofkii ku riyoodo asoo khamro isku daldalay oo iska badiyay wuxuu cuni doonaa hanti xaaraan ah, khamrada waxaa lagu fasiraa xoolo xaaraan ah, sidoo kale wuxuu noqon doonaa […]