Riyada xaaska iyo caruurta gaari aan la saaranahay
Su'aasha:
asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak
marlabaad ayaad ku mahadsan tihiin sida fiican ee dagdag badan eed noogu adeegtaan
waxaan ku riyooday anoo guulaystay oo uu ilaahay ii rumeeyay qorshihii noloshayda…