Riyada gabar lacag siinaysa hooyadeeda

Su’aasha: Asc Wll allaha ku barakeyo Waxan Ku riyooday anigo laamiga geeskiisa joogo lacag ayaan tirinayay waan xisaabay hooyo ayaan u dhiibay marke baxde ayan ka daba orday hoo kuwaane ku darso ayan dhahay wey igu filan yihiin aye i dhahde laamiga ayan uso laabtay wiil yar ila socday ayan wayay xogo yar kidib wan […]
Riyada aabahay oo bun iyo cambuulo cunaya?

Su’aasha: Waaku salaamay sxb qaaliya Waxaan ku riyooday habeen sii horeysay anigoo jiifo aqal gurigeena ku yaalo oo naga dumay hadana hurdo rafasho ku jiro ka dibna intaan soo kacay subax salaad ah isla riyada dhexdeeda aan guriga ugu galay aabahay oo bun cambuulo iyo daango cunaayo oo sali u fidsan markaasuu aabahay i dhahay […]
Qof ku riyooday asoo kaniisad ku tukanaya oo gaalada ka hortagaya

Su’aasha: Asc daruur En waxaan rabaa in riyadeeda la ii sheego En haween haweenada kamida waxan ku riyooday anigo wado maraayo aniga iyo mid kale o saxibo nahay en sidii an wadada u soconay ayaa waxa la gaaray xili salaad ah kadib waxan waaynay meel an ku tukano ugu damben waxan aragnay meel kaniisad ah […]
Riyada naag la qabo oo hab i siinaysa iyadoo dhar an wadanin

Su’aasha: Waxaan arkay gabar laqabo oo aan aqaano,ayadoo qaawan xab igu tiri anoo taagan, waan yaabay,weyna fool xuntahay, maxaa lagu fasiri karaa? Jawaabta: Riyada waa digniin gabadha aad aragtay iyadoo qaawan hab ku siinayso waxaa lagu fasiraa in ay jirto naag la qabo inay ku fikirayso dabin adiga ay kugu talagalayso, marka riyada waa riyo […]
Riyada qofka oo lagu oranayo ha gadin guriga

Su’aasha: Waxaan arkay nin aan aqaano i dhahaayo ha gadin guriga meel fican ku ayuu yaalaa, maxaa lagu fasiraa? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa haddaad xaas leedahay inay xaaskaaga aad u fiican tahay waxaa kugu haboon inaad ku dadaasho oo aadan iska deynin, guriga wuxuu astaan u noqon karaa xaaska siiba qofka riyada arkay marka uu […]
Riyada dilka jiniga maxaa lagu fasiraa

Riyada dilka jiniga maxaa lagu fasiraa Riyada: Waxaan arkay anoo ka adaakay jiniyaal badan oo laayay maxay noqoneysaa riyadan? Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in Alle uu kaa badbaadin doono shayaadiin badan oo dhib kuu geysan rabay, riyada dilka jinka waa riyo fiican oo bishaaro u ah qofka muslinka ah. Waxaa kaloo lagu fasiri karaa […]
Qofkii arko asoo magaalo uu garanayo dhex socda

Su’aasha: Waxaan arkay anoo socdo magaalo dhexdeeda aan aqaano, maxaa lagu fasari karaa ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad u baahan tahay inaad ka adkaato mashaakilka ku haysta iyo awood inaad u leedahay dhaqsi inaad kaga adkaato oo aad ku baddasho murugta iyo walwalka farxad iyo raaxo, sidoo kale riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku toosnaandoondo […]

