Riyada wax la xisaabinayo iyo nambarada 21 iyo 26

Su’aasha: asc wll waxad ifasirtan riyadan waxn ku riyodey aabahay oo wax tirinayo kadib wu igu dhahay waxay ku beegantey bey dhehan 26 juun kadib aniguba wax saacad u eeg oo weyn oo basaliya ayan dultagna waxn ku lsha halkasu ku beeganyey kadib sacada ku beegay kadib hadan igu idhi wa 21 kadib wan ku […]
Waxan ku riyooday anoo labada gacmood ay iga soo baxeeen Finan

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riyooday anoo labada gacmood ay iga soo baxeeen Finan afka biyo ku leh waayna badnayeen waana labada gacan oo dhan marka maxaa lagu fasiiri kara riyadaas. Jawaabta: Riyada finka gacmaha ama jirka kasoo baxaayo dad badan waxay u malaynayaan inay tahay riyo xun, laakin riyada waxay tilmaamaysaa qofka isbadal […]
Riyada diiqa iyo digaag ukun dhalayso

Riyada diiqa iyo digaag ukun dhalayso Riyada: Wll waxan ku riyooday anoo meel xaafada hooyaday u dhow xili habeeyna ka helay digag dhala ah mid ayaan helay markii hore wana qabtay waana qaatay waxaana islahaa armuu hadan katago bahal cunaa markaan qaatayna waxab islahaa armuu booli yahay oo dadkii lahaa kas meesha u dhegeen wan […]
Riyada gabar sun cunto kugu darayso

Su’aasha: Wanan ku riyooday haweenay eedo I ah OO Aabahay furay 5 caruur ahna u dhashay inay iyada iyo caruurteeda ciil inoqaban gabar kamid ah caruurteeda wan isla noolnahay hada marka waxaan ku riyooday iyado sun cuntada igu dareyso aniga shaki ayan kaqaba wa sidan riyada ku arkay si ay idisho lakin marka dabhan lofiriyo […]
Riyada naag deriska ah oo dharka tuuranaysa iyadoo shiiraysa

Riyada naag deriska ah oo dharka tuuranaysa iyadoo shiiraysa Riyada: Ninka ku riyoda asoo ay timid naag hooyadiisa la da’ ah oo dharka iska dhigayso iyado rabto inu xumaan ku sameeyo isagana dharka bu iska dhiga markuu arko naasaheeda oo aad u waaweyn kadib wuxuu ka dareemaa jirkeeda oo shiir daran kaso baxayo markaas ayuu […]
Riyada ceelka biyaha ka buuxo marka naag la qabo ay aragto

Su’aasha: Asc Wll riyadan waxa ku riyotay haweney la qabo Ceel qodan waxena dhahde celkan ya qoday marke fiiri is dhahdane biyihiisa ayaa soo buuxsamay dabool marke saar is dhahdo wuu ku dhax dhacaa laba wiil ayaa ka boodayo ceelka iyadane wey ka cilinee. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa haweeneydan inay ninkeeda ka heli doonto nolol […]
Waxan ku riyooday anigoo ka daahay wax barashada

Su’aasha: Asc Wll allaha ku barakeyo Waxan Ku riyooday anigoo ka daahay wax barashada waan soo orday fasalka markaan tagay ayaan boobsiinay cashir carabi oo sabuurada saaran anigoo istaag ku qoraayo maclinka yuusan kugu imaan ayaan is dhahy. Jawaabta: Riyada oo laga daahayo waxbarashada fasir badan ayay yeelan kartaa, waxaa ka mid ah qofka oo […]

