Gabar ku riyootay iyadoo nin dhulka ku nabaya oo ninkeeda ka badbaadiyay
Su'aasha:
Asc wll gabar ayaa waxay ku riyootay iyadoo nin duub cad dhulka igu nabaya kabaxso markaan isdhahayna ninkaygaa ii qabtay oo idhahay wax kuma yeelayo.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa xiriirka adiga iyo ninkaaga idinka…