Riyada anoo xiran khamiis cad iyo cimaamad oo nuur iga baxaayo
Su'aasha:
Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo qamiis cad iyo cimaamada waato oo nuurka iga baxaya waana socday.
Marka riyada xirada qamiiska iyo cimaamada maxay noqon karta.
Jawaabta:
Riyada waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa inaad…