Sawirada talawareejinta Farmaajo iyo Xasan Sheekh
Dalka soomaaliya waxaa ka dhacday doorasho 15-ka bishan aan ku jirno waxaa ku guulaystay Xasan Sheekh Maxamuud waxaana ku khasaaray Farmaajo.
Sida muuqatay Farmaajo wuxuu isku dayay inuu dalka haysto doorasho la'aan, laakin way u…