Ninkayga filimada xunxun ayaan ka reebi la’ahay talo isiiya
Su'aasha:
scw ninkayga wuxuu aad u fiirsadaa filimada xunxun wuxuna ka fiirsadaa mobeelkiisa mararka qaar sariirta asoo ila jiifo uu fiirsadaa si kaste waa ula hadlay xataa wuu ii dhaartay inuusan mar dambe u noqonaynin hadana wuu u noqday…