Ninkii galmo ku dhinta naagta maa sabab u ah
Su'aasha:
Walaal haduu nin isagoo naagtiisa u galmoonaayo uu galmadii darteed nafta kaga baxdo, naagtaas ma loo heystaa dhimashada ninkaas maxaysa tahay xukunkeeda.
Jawaabta:
Galmada caadi ahaan ma aha fal dil keenaya, haddii qof ku…