Ereyada ka bilowdo maqdaca “car” ee afka English
Afka ingiriiska waxaa jira ereyo maqdaca "car" ka bilowdo oo sahal kaaga dhigaya inaad xifdiso ereyadaas, marka qaabkaas ereyada loo xaddido qofka afka baranaya sahal ayay u noqonaysaa barashada luqada, maskaxda waxay qabanaysaa ereyada…