Xarafka W goorta aan lagu dhawaaqaynin afka Ingiriiska Mararka qaar afka ingiriiska waxaad arkaysaa xarfo la qorayo oon lagu dhawaaqin. Waxaa ka mid ah xarfaha la qoro aan lagu dhawaaqin xarafka (W), marka xarafka (R) uu ka daba yimaado xarafka (W) uu yahay xarafka ereyga lagu bilaabay, waxaa la gooyaa xarafka (W) waxaa laga bilaabaa […]
