Categories
Af English

Afar erey English ah oo dadka aad ay isugu qaldaan

Ereyadan dadka afka ingiriiska baranaya aad bay isugu qaldaan, maxaayeelay dhawaaq ahaan aad bay isugu dhow yihiin, laakin xarfaha way ku kala duwan yihiin. Qofka waa inuu si fiican u eegaa marka uu xifdinayo waana inuu u lahaadaa daymo dheer. Ereyada waa kuwan iyagoo jadwal ku jira oo af soomaali iyo carabi u tarjuman sidoo […]

Categories
Af English

Xarafka Y af ingiriiska marka aay loogu dhawaaqayo

Xarafka Y af ingiriiska marka aay loogu dhawaaqayo Xarafka (Y) afka ingiriiska marka uu shibbane ka dambeeyo waxaa loogu dhawaaqaa (aay) sida aad ku arakyso tusaalooyinka jadwalka ku jira. Halkaan waxaad ku arkaysaa ereyo English tusaale ah waxaana loo tarjumay af carabi iyo af soomaali:   The letter Y in English when pronounced as aay […]

Categories
Af English

Eereyo English oo ku dhamaado xarfaha “ture”

Eereyo English oo ku dhamaado xarfaha “ture” Ereyo English ah oo ku dhamaada xarfaha  “ture” ayaad ka heli kartaa jadwalka soo socda, taas waxay sahal kaaga dhigaysaa inaad si dhaqsi ah ku qabato ereyada noocaas ah marka aad u hesho wax iyaga isku keenaya oo ka dhexeeya sida dhawaaqa xarfaha dambe. Dadka baranaya afka ingiriiska […]

Categories
Af English

Ereyada ka bilowdo maqdaca “car” ee afka English

Afka ingiriiska waxaa jira ereyo maqdaca “car” ka bilowdo oo sahal kaaga dhigaya inaad xifdiso ereyadaas, marka qaabkaas ereyada loo xaddido qofka afka baranaya sahal ayay u noqonaysaa barashada luqada, maskaxda waxay qabanaysaa ereyada sidaas loo xaddiday. Ereyada iyagoo jadwal ku jira oo loo tarjumay af carabi iyo af soomaali ayaad halkaan ka arkaysaa. English […]

Categories
Af English

Ereyo English dhawaaq isu dhow oo qoraal ku kala duwan

Ereyo English dhawaaq isu dhow oo qoraal ku kala duwan Afka English mararka qaar ereyada way isu ekaanayaan iyagoo ay ku kala duwan yihiin dhawaaq iyo macne. Qofka baranaya afka ingiriiska waa inuu si xeeldher u eegaa qaabka ay ereyada isugu dhow yihiin, halkan waxaad ku arkaysaa jadwal kuu caddeynaya ereyada isku eg ama isku […]

Categories
Af English

Qaabka soo gaabinta ee afka Ingiriiska short forms in English

Afka ingiriiska wuxuu leeyahay  “contractions” short forms labo qaab oo loo adeegsado magaculaallada oo kala ah qaab dhammaystiran iyo qaab gaaban. Markuu raaco magacuyaalka fal caawiye ah ama fal jiritaan tilmaamaya waxaa la adeegsadaa labo qaab mid dhammaystiran oo u badan mararka wax rasmi la qorayo qaabka kale inta badan waxaa loo adeegsadaa marka la […]

Categories
Af English

Magacuyaallada su’aaleed ee afka ingiriiska qaabka loo adeegsado

Magacuyaallada su’aaleed ee afka ingiriiska ayaa ah kuwa muhimsan xagga barashada luqada, qofka rabo inuu barto af waa inuu bartaa magacuyaallada su’aaleed ee luqadda, sida uu u baranayo qaybaha kale ee luqadda. Waxaa la dhahaa luqad marka la baranayo waa in xoogga la saaraa magacuyaal su’aaleedka, maxaayeelay hadalka dadka wuxuu ku dhisan yahay su’aal iyo […]