Dadka aan la aamini karin halkan ka baro
Qofka isbadbaddalaya lama aamini karo marba weji la soo baxaya
Qofka dadka ceebeeya oo aan sir qarin karin lama aamini karo
Qofka wanaagga loo qabtay oo dafiraya lama aamini karo
Qofka dadka niyadda ka jabiya isagana lama aamini karo…