Canada ayaan u socdaa ninka ma iska fasaqi karaa
Su’aasha:
Asc walal shekadan aya ii qabsatay waxan uu socday dalka Canada ๐จ๐ฆ 2018 Ayan dalbaday visa kadib hooyaday aya ku maqned dalkas wax badan ayu iga maqnaa waxan is baranay wiil 2020 wiilki waa saaxibnay xirirna wana dhex maray kadib guur ayu iso bandhigay kadib waxa dhacday ano ogaladay guurkisa oo Bari meherkayga tahay waxa iso dhacay visahygi hooyaday waxay ii tiri kenya ๐ฐ๐ช imaw habeenkii aqalkeyga ninki waxa iri seexo waa ino Bari subaxina wuxu iso kacay ano dharkayga gurtay oo bixi raba wanka tagay dambi maku leyahay xata jirkayga musan tabaan shumis maahe tankale marka baxo mayska fasaqi kara wayo canada ๐จ๐ฆ waxbadan ayan sugayay aniga wll.

Ilaahay ha cabso ninkaaga usoo laabo canada waxba maahan meesha wiilal joogta oo naag haysan meeqo naago ayaa jira oo niman haysan meel kasta aad joogtid ayaa dibad kuu ah ninkaaga usoo laabo aduunka haku ciriirin maanta maraar ahayn ayaa shalaayi doontaa ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ wlahi waan la ooyay wll dhib mlahan iska dulqaado ilaahay ayuu kuu hiilin doono?