Caloosha waxaan ka daremaa culeys maxaa xal ah

Caloosha waxaan ka daremaa culeys maxaa xal ah

Su’aasha:

Asc wllo bahda daruur adban idinka mahad celinaya dhaman sualhad igah jawabten alle xasnadka heydinka siiyo wllo waxd iga jawabtana caloosha waxaan ka daremaa culeys , iyo inan neefsan kariwayo sidii neeftu igu dhagsantey inan xoog isakagaso saaro markastena maha wa mar mar calool istagna wan leyyhy marka biyo badan cabi wayo in caloshu istagto iyo ina daremo dibiro naqas camal mahadsanidin

Caloosha waxaan ka daremaa culeys maxaa xal ah
Caloosha waxaan ka daremaa culeys maxaa xal ah

Jawaabta:

Qofka marka uu cunayo cuntooyinka adag oo burka ka samaysan oo uusan khudaarna cunin iyo biyo badanna cabbin wuxuu dareemaa calool adayg waxaa laga yaabaa dhowr maalmood inuu musqul gali waayo, arrintaas waxay keenaysaa cuduro aad u badan oo halis ah, marka ku dadaal inaad cunto cuntooyinka qoyaanka leh maraqa hilibka cab sidoo kale cabitaanka sida cambaha oo kale shaah markaad cabbayso sanjabiil ku darsao xataa mararka qaar sanjabiisha kaligeeda sida shaah ahaan u karso, sanjabiisha waxay furtaa meelaha neefta soo marto, sidoo kale iska ilaali meel cabburan inaad ku jirto hawada waa inaad qaadataa, inshaa Allaah waad caafimaadaysaa.

 

When a person eats solid foods made of flour and does not eat vegetables and drinks a lot of water, they feel nausea and they may not go to the bathroom for a few days, which leads to a lot of serious diseases, when you try to eat moist foods with meat, drink meat and drink also drink such as apples and add tea when you drink ginger, even sometimes cooking tea alone. The nasal congestion opens the areas where the breath passes, and also be careful where you are in the air you must take, hopefully you will be healthy.

 

Qaliin baan ku dhalay labo bilood kadib dhiig iyo calool barar ayaa ii yimid

 

Qeybta caafimaadka muuqaallo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More