Caleenta cagaaran Lipton xasaasiyad miyay leedahay

Caleenta cagaaran Lipton xasaasiyad miyay leedahay

Su’aasha:

Asc Bahda daruur media waxaan cabaa caleenta cagaaran ee lipton way cagaaran tahay lii dhahay markas istimaalaykeeda bilaabay waxay ila noqotay gaduud cml.
tan kle caleenta cagaaran miyay leedahay xasaasiyad waxa isku arkay xasaasiyadda dhuunta muddo ayuu i haayay markii iska joojiyay wa iyaga yaraaday lkn weli wa qufaa inta caleenta isticmaalin hergeb ayaa qabay markaasa igu sii daray ilaa bil ku dhawaad waa i haayay maxaa xal ah marka. wcsww

Caleenta cagaaran Lipton xasaasiyad miyay leedahay
Caleenta cagaaran Lipton xasaasiyad miyay leedahay

Jawaabta:

Shaaha guduudan ama cagaaran xasaasiyd labada way dhici kartaa dadka qaar inay xasaasiyad ka qaadaan, laakin waxaa laga yaabaa meel kale inay kaaga timid xasaasiyaddaas ama hargab inuu kusoo hayay, shaaha cagaaran waxaa lagu tiriyaa shaaha ugu fiican xagga caafimaadka xataa wuxuu qofka ka ridaa baruurta jirka, waxayna ku xiran tahay tayadiisa iyo waxa uu ka kooban yahay, guud ahaan shaaha inta badan ma laha xasaasiyad haddii aad ka shakisan tahay joogi hadana muddo kaddib u laabo markaas eeg farqiga u dhexeeya labada xaaladood.

Shaaha cagaaran ee Lipton muxuu guduud u yahay

Red or green tea can be allergic to both people, but it may have come from somewhere else that allergy or a cold that you have had, green tea is considered the best tea in terms of health even puts a person’s fat out of the body, depending on its quality and composition, Generally tea does not usually have allergies if you are in doubt of staying and then folding after a while then see the difference between the two conditions.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More