Calaamadaha lagu garto gabadha markay ninkeeda u baahan tahay
Calaamadaha lagu garto gabadha markay ninkeeda u baahan tahay
Su’aasha:
A S C, bahda darur salaan sare ayan idinku salaamay kadib 2ba su’aalod ban qabay.
1, gabadha xaaskayigu inta badan xiliyada ay ibaahan tahay ima sheegato marka majira calaamad gaar o kugu garan karo inay ibaahantahay
2, gabadhu inay kacsi badan leedahay iyo inkale calaamad lagu garan karo majirta. Mahad sanid.

Jawaabta:
1- Xaaska hadday xishood badan tahay waa laga yaabaa ninkeeda inaysan weydiisanin galmo, laakin astaamo ayaa jira oo lagu garto xaaska inay rabto raaxada sariirta, astaamahaas way kala duwan yihiin naagba si ayay u muujisaa.
Dumarka qaar way is qurxiyaan casho macaan ayay ninka u keenaan sariirta ayay ku goglaan maro cusub ama marada ayay ka badalaan kaftan ayay la galaan ninka sheeko ayay u bilaabaan.
Sheeko waxaa jirta nin ii sheegay waa hore dumarka soomaaliyeed dhaqan ayay lahaan jireen ninka lagama yaabo inay u sheegtaan baahida ay u qabaan galmada, naagta sariirta hoosteeda ayay ka raadinaysaa kabo ku dhacay sariirta gadaasheeda waxaa laga yaabaaba inay iyada ku ridday, ama alaab kale ninka agtiisa ayay foorarsanaysaa nimanka markaas waxay u arki jireen baaq inay tahay arintaas haweeneyda inay u baahan tahay gogosha.
Marka adiga ayaa lagaa rabaa inaad fahanto xaaskaaga qaabka ay u adeegsato dareenka ay kugu soo jiidayso.
2- Kutubta ka hadashay astaamaha lagu garto gabadha kacsiga badan waa kutub qadiin ah waxay sheegeen astaamo ku saabsan jirka waxaa ka mid ah bishimo waaweyn, kub weyn, naaso adag oo sal ballaaran leh, xaad badan jirka ooy ku leedahay gacmaha iyo lugaha, iyo shiirka badan, iyo qoyaanka badan, kuwaas waa astaamaha jirka, waxaa jira astaamo kale oo dabeecada la xiriira, naagta xanaaqa badan, gabadha qosolka badan iyagana waxaa lagu tiriyaa dumarka leh dareenka badan, inkastoo ay calaamadahaas dumarka qaar ay khilaafi karaan laakin waa siday haweenka u badan yihiin.
Naagta kacsiga hayo calaamadaha lagu ogaado aad bay u badan yihiin.
Ninkayga markuu ii galmoonayo gudaha raaxo kama dareemo waa maxay sababtu
Sidee loo kiciya dareenka dumarka
Signs that a woman needs her husband

1- If a wife is shy, her husband may not ask for sex, but there are signs that indicate that a wife wants the comfort of bed, and these signs vary from woman to woman, depending on how she shows them.
Some women dress up, bring a delicious dinner to their husband, put on a new bedspread or change the bedspread, joke with him, and start a conversation.
There is a story that a man told me that in the past, Somali women had a culture where they would not tell their husbands about their need for sex.
A woman would look under the bed for a shoe that fell behind the bed, maybe she dropped it, or some other item, and bend over near the man. Men would see this as a sign that the woman needed the bedspread.
So you need to understand how your wife uses her emotions to attract you.
2- The books that talk about the characteristics of a woman who is very emotional are ancient books.
They say that physical characteristics include large lips, large calves, firm breasts with a wide base, a lot of body hair on her arms and legs, and a lot of hair, and a lot of moisture. These are physical characteristics. There are other characteristics related to character.
A woman who is very angry, a woman who laughs a lot are also considered women who are very emotional.
Although some women may disagree with these characteristics, this is how most women are.