Cabsida gabdhaha sheeko khayaali yaab badan

Nice story, girls fear at night

Cabsida gabdhaha sheeko khayaali yaab badan

Gabar ayaa habeen layl ah maraysay qubuuraha meel u dhow, waxay dareentay cidla inay tahay cabsi daran ayaa soo gashay, iyadoo socoto waxay aragtay wiil dhalinyar ah oo isna lugaynaya, way ka degtay cabsida gadaashiisa ayay bilowday inay ku socoto waxay maqashay iyadoo gadaal socota ninka eey qaylinaya, way qaylisay waxaa soo eegay wiilka horteeda socday, waxay ku tiri: iga raalli ahow waan qayliyee, maxaayeelay aaniga aad baan uga baqaa eeyaha iyo qubuuraha.

Cabsida gabdhaha sheeko yaab badan
Cabsida gabdhaha sheeko yaab badan

wiilkii wuxuu ku yiri: ha baqanin aniga markaan noolaa adiga oo kale ayaan u cabsan jiray.
gabadhii orodkii ay kasoo bilowday qubuuraha iyadoo kabo la’ ilaa hadda lama oga meeshay aadday.

Saliidda Dhegeyaraha Sida Loogu Daaweeyo Biyabaxa Degdega

An old woman was passing by the cemetery nearby for a night, she felt desolate that it was a terrible fear came in, while walking she saw a young boy walking, she got off behind the fear and began to walk on what she heard walking behind the dog man screaming, she screamed and looked at the boy who was walking in front of her, She said, “Please, I cried out, for I am very afraid of dogs and tombs.”
The boy said to him, “Don’t be afraid. I, when I was alive, I was afraid like you.”
It is not yet known where the girl ran from the tomb without shoes.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More