Site icon Daruur درور

Caato maxaa ka dhigay dadka Soomaalida

Cayilka waa jirka oo naaxa baruur yeesha, cayilka marka uu yahay mid dhexaad ah, wuxuu tilmamayaa inuusan caafimaadka dhib haysan, caadi ahaan, haddii jirrooyin kale jirin, laakin marka uu xadka ka baxo wuxuu tilmaamayaa jirrooyin badan.

dadka soomaaliyeed maxaa inta badan caato ka dhigay?

 

Caato maxaa ka dhigay dadka Soomaalida
Caato maxaa ka dhigay dadka Soomaalida

jawaabta waxaa weeye, soomaalida ma aha dad mar kasta cuntada cuno, waxay cunaan seddex waqti, cuntada ay cunaan inta badan waa cunto qalallan, marka qofka sidaas ah ma cayilo, waa qof rajiim ku jira, sidoo kale biyaha soomaalida aad uma cabbaan, waxaa laga yaabaa qofka soomaaliga inuu biyaha cabbo marka uu si daran u oomo ama shaqo badan qabto ama meel dheer u lugeeyo kelia/

biyaha kaalin weyn ayay ka cayaaraan caafimaadka jirka.
sidoo kale cuntada ay qudaarta ku badan tahay soomaalida ma cunaan, waxaa laga yaabaa inuu cuno bariis ama baasto ama soor ama cambuulo. waxaa dhici karta hilib ama kalluun inuu la socdo.
waqtiyada waxa uu cunayo aad bay u kala fog yihiin.
soomaalida ku barbaartay dibadda way ka duwan yihiin kuwa gudaha, taas waxaa sabab u ah, waxaa is baddalay dhaqankooda cuntada iyo qaabka ay wax u cuni jireen.
waxaa laga yaabaa qofka inuu wax cuno isagoon gaajo haynin, marka cuntada waxay keenaysaa dufin badan.
marka qofka wuxuu keenaya jirkiisa baruur, sida ugu fudud oo lagu cayilo ayaa sidaas ah, adoon daawo raadinin, ama waxyaalo kale sa

Bariis iyo hilib keliya
Bariis iyo hilib keliya

maynin, haddii aad cuntada sida la rabay u qaadato, si dhaqsi ayaad u cayilaysaa,
daawooyinka cayilka dhib badan ayay u keenaan qofka, marka waxaa fiican in laga fogaado.
Teeda kale dumarka ayaa aad u cayila, taas waxaa sabab u ah waxyaalo badan.

Waxaa ka mid ah qaabka uu yahay jirjka ama hormoonka dumarka, waad arkaysaa isku dabci ma aha, marka wax la cunayo, xagga fikirka xagga nasashada, gabdhaha buurbuuran ayaa ka badan raga buuran, naagaha nag caato way ku yar tahay, waa sidaan kuu sheegnay, dadka qaarkii siiba dumarka meelo ayay ka cayilaan sida caloosha ama cajiraha ama dabada, cayilkaas inta badan waa mid u noqonaya qaabka uu jirka u samaysan yahay, naagaha dabada weyn waa dhalasho cayil ma aha, waayo waxaad arkaysaa naag caato ah laakin gadaal u buuran ama dambeed weyn leh, jirkeeda intiisa kale waa caadi, keliya badhida ayay ka weyn tahay ama naasaha, inteeda kale waa caato, rag sidaas oo kale wey jiraan oo caloosha kaliya ka weyn oo lugaha iyo gacmaha ka dhuuban, si kastaba ha ahaatee cayilka fiican ma aha mid qaabka xun leh, waa mid isku dheellitiran.
Cuntada ayaa ugu fiican wax lagu cayilo, sida digaaga ama iyo hilibka caanaha iyo qudaarta iyo furuudka dhammaan jirka ayaa ku naaxa, sababa cayilka jirka waa kuwan aan kasoo hadalnay.

Su’aalo badan ayaa lana soo weydiiyaa oo ku saabsan cayilka jirka sidee ugu fiican, cuntadee lagu naxaa, maxaa lagu cayilaa, cayilka cudurka waa kee. marka waxaan kuu rajaynayaa caafimaad fiican, qoraalkan haddii aad akhriso waad ka faa’idaysan kartaa una sii gudbi qof kaste.

ويشمل شكل الجسم أو هرمون المرأة، ترى أنه ليس نفس الطبيعة، عند تناول الطعام، من حيث التفكير نحو الراحة،

الفتيات البدينات أكثر من الرجال البدينين، والنساء أقل نحافة، كما قلنا لك، بعض الناس يزيلون النساء من الأماكن التي يكونون فيها نحيفين مثل البطن أو الحوض أو، غالبا ما تكون هذه السمنة هي التي تصبح شكل الجسم ،

فالنساء ذوات الذيل الكبير يولدن غير سمينات ، لأنك ترى امرأة نحيفة ولكن ظهرا سميكا أو ظهرا كبيرا ،

وبقية جسمها طبيعي ، النصف فقط أكبر أو الثديين ، والباقي أرق ، والرجال أيضا هناك والبطن فقط أرق من الساقين واليدين ،

ومع ذلك ، فإن السمنة الدقيقة ليست في حالة سيئة ، فهي متوازنة.
أفضل غذاء هو السمنة ، مثل حليب الدجاج أو اللحم والخضروات والخضروات.

يتم طرح العديد من الأسئلة حول أفضل طريقة للحصول على الدهون في الجسم ،

وما هو الطعام الذي يجب تناوله ، وماذا تخسر ، وما هي السمنة ، وما هو المرض.

لذلك أتمنى لك صحة جيدة ، إذا قرأت هذه المقالة يمكنك الاستفادة منها ونقلها إلى الجميع.

Majirtaa daawo lagu cayilo

Exit mobile version