Caanaha iyo kalluunka ma isku daran yihiin

Caanaha iyo kalluunka ma isku daran yihiin

Su’aasha:

Waxaan maqlay dad dhahaayo layskuma cuno kaluun iyo caano waa isku daranyihiin ma saxbaa sideese iskugu daranyihiin.

Caanaha iyo kalluunka ma isku daran yihiin
Caanaha iyo kalluunka ma isku daran yihiin

Jawaabta:

Wax daliil ku dhisan ma jiro oo sheegaya in caanaha iyo kalluunka ay is diidayaan, qofkii labadooda isku quuta ay dhib u keenayaan.
Caanaha iyo kalluunka lid iskuma aha, waa sheeko dadka ay iska dhaadhiciyeen waagii hore oo layska dhaxlay.
Kaliya waxaa laga yaabaa dadka qaarkii inay xasaasiyad ka qaadaan caanaha ama mallayga oo markaas ay u keenaan dibir iyo calool fadhi iyo calool xanuun, oo ciriiriga dheefshiidka, ama daacqurun, taasna waxaa sabab u ah xasaasiyadda qofka uu ka dareemo caanaha ama mallaayga taasna ma qabsato dadka oo dhan ee waxay ku eg tahay dadka xasaasiyadda ka qaba caanaha ama kalluunka.

Dhismaha Kalluunka U Eg Ee Ku Yaalla Xaydarabaad

There is no evidence to suggest that milk and fish are mutually exclusive. Milk and fish are not opposites, it is a story people have convinced themselves in the past and inherited. Only some people may be allergic to milk or milk and then cause bloating and constipation and abdominal pain, digestive congestion, or diarrhea, and this is due to the person’s allergy to milk or milk. It all depends on people who are allergic to milk or fish.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More