Site icon Daruur درور

Caajiska ruuxa uusan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa

Caajiska ruuxa uusan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa

Su’aasha:

Asc Caajiska ruuxa usan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa maxa keeno sidee looga baaxa mahadsanid

Caajiska ruuxa uusan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa
Caajiska ruuxa uusan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa

Jawaabta:

Wahsiga ama caajiska sababo badan ayaa keeni kara waxaana ugu muhimsan kuwa jirka la xiriira, waxaa ka mid ah vitamino qaar inay jirkaaga ka maqan yihiin sida birta oo kale sidoo kale qofka aan cunin cunto waxtar leh ama cunto caafimaadka aan u roonayn, sidoo kale jirkaaga inay biyaha ku yar yihiin, sida inaadan cabbin biyo kugu filan, ama qofka inuu jirkiisa si xoog u daalo si nasasho la’aan ahna wax u qabto ama jirro inay jirto oo keeni karta wahsiga, waxaa kaloo dhici karta sabab nafsi inuu keeno sida niyadjabka oo kale.

Waxaa fiican inaad ku dadaasho waxyaalaha jirkaaga firfircooni siin kara hami inaad yeelato cunto tayo leh inaad cunto cabitaanka inaad badsato qudaarta si gaar u cun waayo waxaad ka heli kartaa vitamino badan oo jirka awoodda usoo celiya. Wasiga siyaabo badan ayaad kaga bixi kartaa marka aad ogaato sababka keenay.

من الجيد أن تسعى جاهدا للحصول على أشياء يمكن أن تبقي جسمك نشطا

ولديك رغبة في اتباع نظام غذائي عالي الجودة لتناول المزيد من المشروبات

وتناول المزيد من الخضروات لأنه يمكنك الحصول على المزيد من الفيتامينات التي من شأنها استعادة قوة الجسم.

يمكنك التخلص من التلوث بطرق عديدة عندما تعرف السبب.

Noloshayda siigada sidan ayay ku saameysay

Exit mobile version