Caadada xun dabeecad qalafsan miyay keentaa
Su’aasha:
Intaan Siigada Bilaabin Waxaan Ahaa Qof Aad Ufaraxsan Ama Udhoola-cadeeya Markaan Arko Dadka Cadhoonaya Ama Xanaaqsan Waan Layaabi Jiray Waxaan Ahaa Qof Aad Udabeecad Fiican Laakiin Markaan Siigada Bilaabay Een Waliba Iska Joojiyay Siigada Waxaan Noqday Qof Dabeecidiisii Isbadashay oo-lasoo Baxay Dabeecad Xun waxaanan Lamid Noqday Dadkii Aan La yaabi Jiray Markaan Arko iyagoo Xanaaqsan Hada Aafada (siigada) Waan Iska Daaday Markaa Dib Miyay iigu Soo Noqon Dabeecadaygii Hore Ee Wanaagsanayd Xitaa Inaga Oo Isbuulayn(isnafaqayn) Waliba Dabiici Ah
