Buugga barashada af soomaaliga Somali learn book who titled learn Somali with me

Buugga barashada af soomaaliga Somali learn book who titled learn Somali with me

Buugga barashada af soomaaliga Somali learn book who titled learn Somali with me
Buugga barashada af soomaaliga Somali learn book who titled learn Somali with me

Buugga ila baro Soomaaliga waa buug loogu talaggalay Af soomaaliga in lagu barto, waa buug qaab casri u qoran, buuggan wuxuu u tarjuman yahay afka carabiga, waa buug wato casharro sawiro leh, sidoo kale naxwaha soomaaliga ayaa la socda.

Sidoo kale buugga wuxuu wataa sheekooyin sahal ka dhigaya barashada af soomaali, siiba dadka ku dhashay qurbaha oo aan arag dalka hooyo ama aan dhex galin dad soomaaliyeed.

sidoo kale buuga waxaa laga baran karaa afka carabiga illeen erey kaste kusoo arooray wuxuu u tarjuman yahay af soomaaliga.

Buugga barashada af soomaaliga
Buugga barashada af soomaaliga

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Buugga asoo PDF ah halkan ayaad kasoo download gareyn kartaa

 

The book I teach Somali is a book for studying Somali, it is a book written in a modern style, this book is translated into Arabic, it is a book with lessons with pictures, as well as Somali grammar.
The book also has stories that make learning Somali easier, except for people who were born in Somalia and who have not seen their native country or who do not integrate into The Somali people.

The book can also be studied in Arabic because every word that comes to you is translated into Somali.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More