Biyaha shahwada jiran maxaa lagu gartaa

Biyaha shahwada jiran maxaa lagu gartaa

Su’aasha:

Mararka qaar biyaha shahwada waxan ku arkaa wax cad caanaha oo kale ah oo ka duwan manida mararna marka aan kaadinayo ayan isku arkaa, sidoo kale marka aan biyabaxayo xanuun ayan ka daremaa jirada noocas maxaa la dhihi karaa astaamaha an sheegay dhib miyay u keeni karan mustaqbalka dhalmada, qoyanka mararka qaar guska ka soconaya xirir miyu la leeyahay waso arkay waxas oo kale laakin sidan maxaa lagu sifeyn kara dumarka ma gudbaa waxan ninka hadduu gabadha u tago faladn jawaab iso siya.

Biyaha shahwada jiran maxaa lagu gartaa
Biyaha shahwada jiran maxaa lagu gartaa

Biyaha shahwada jiran maxaa lagu gartaa

Jawaabta:

Waxaa lagu gartaa qofka biyaha shahwada ka jirran waxyaalo farabadan, biyihiisa waxaa soo galo malax ama dhacaan cad oon jiijiidmaynin.
Waxaana sabab u noqon karo xanuun ka jiro Porostaatada taasna waxay ka timaadaa jeermis jirka soo galay qofka wuxuu dareemayaa xanuun marka uu kaadinayo ama uu galmo samaynayo ama uu biyabaxayo, marka uu kaadinayo wuxuu ka dhex arkaa kaadida wax malax u eg ama dhacaan biyobiyo ah oo kaadida ku dhex jira.
Waxaa laga yaabaa inuu ka bararo madaxa guska , mararka qaar dhacaan ayaa ksoo baxo xubinta taranka sidoo kale wuxuu dareemayaa xanuun caloosha hoosteeda qaska korkiisa.
Qofka haddii uu ku arko manidiisa malax ama dhacaan noocaas ah way adag tahay inuu wax dhalo sidoo kale waxaa laga yaabaa inuu u gudbiyo xaaska marka uu u galmoodo.
Daawada ugu fiican waa in la baaro porostaatada lana eego waxa keenay inta badan waa jeermis ama mekroob waxaa la ogaan karaa sidii loo xallin lahaa dhibkaas.
Haddii kale wuxuu isu baddalaa cudurka wax weyn oo aan la daaweyn karin haddii sidaas lagu daayo.

Faafaahin dheeraad ah halkan akhriso

Basbaaska Biyaha Ninka Siduu U Kululeeyo

 

It is recognized by the person who is sick of the water of the vagina by many things, and in his water comes pus or white pus that do not twitch.
It can be due to pain in porous pores and this comes from germs that have entered the body. The person feels pain when urinating or having sex or ejaculates, when urinating he sees something like pus in the urine or water in the urine.
It may swell from the head of the neck, sometimes it comes out of the genitals and it also feels pain under the abdomen above the joint.
If a person sees pus or such a fall in his or her vagina it is difficult to give birth and he may also pass it on to the wife when he has sex with her.
The best medicine is to test porostas and considering what caused it is usually germs or mekroob can be determined how to solve that problem.
Otherwise it turns into a major untreatable disease if it is so left alone.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More