Biyaha raga faa’idooyinka ay wataan

Biyaha raga faa’idooyinka ay wataan

Dhakhaatiir cilmibaareyaal ah ayaa waxay sheegeen shahwada ninka waxtarka ay u leedahay dumarka dhowr jaamacad ayaa daraasad ka samaysay saamayska biyaha ninka ay dumarka saameeyaan

waxaa ka mid ah.

1- biyaha ninka naagta waxay siiyaan vitamiino badan oo keeni kara inay noqoto gabadha mid da’deeda aan laga dareemaynin waayo maqaarka ayay dhalaaliyaan kana ilaaliyaan dhuqnimada

2- xagga hurdada haweeneyda la qabo oo marwalba biya ay jirkeeda ku dhacaan waxay ka qaadaysaa hurdo macaan badan oo caafimaad leh

3- biyaha waxay ka ilaaliyaan ilmagaleen iyo gudaha xubinta taranka dumarka jirrooyin farabadan oo uu ka mid yahay kansarka

4- sidoo kale biyaha ninka haweenka waxay ku abuuraan dareen kacsi waayo waxay kor u qaadaan hormuunada kacsiga

5- biyaha ninka waxay naagta ka tegsiiyaan walwalka iyo fikirka marka ay jirkeeda ku dhacaan xuubka xubinta taranka ayaa ka dhuuqa borotiinada ku jira isla markii dhiigga ayay galaan
6- xanuunka jirka ayay u roon yihiin sida madaxa iyo dhabarka

7- sidoo kale biyaha ninka waxay siyaadiyaan difaaca jirka

8- sidoo kale caafimaadka wadnaha ayay u roon yihiin.

Biyaha raga faa'idooyinka ay wataan
Biyaha raga faa’idooyinka ay wataan

DIGNIIN BIYAHA XALAASHA AYAA LAGA HADLAYAA
KUWA XAARAANTA AH CUDUR INAY WATAAN AYAY
U BADAN TAHAY WAAYO WAA WADDO NIJAAS AH

qoraalkan waxaa laga soo diyaariyay meelo lagu kalsoon yahay waxaad ka raadin kartaa meel walba inta ugu muhimsan ayaan soo qaadanay

Maxaa yeelay Ilaahay wixii uu naga xarrimay dhib ayuu leeyahay

Ereyda raadiska:
biyaha raga, caafimaadka, biyabaxa ninka, naag biya, biyo bax, raaxada ninka, shahwada, caafimaadka.

 

Biyaha durbaba soo noqonayo uurka miyay saameeyaan

 

Researchers have claimed that men’s sperm is effective for women. Several universities have conducted a study on the effects of men’s water on women.

of them.

1- The woman’s husband’s water gives her many vitamins that can cause the girl to become unconscious because it melts the skin and protects her from the skin.

2- In terms of the sleep of a married woman who always has water in her body it takes away from her sweet and healthy sleep

3- Water protects the uterus and the inside of the female genitalia from many illnesses including cancer

4- Also women’s water creates a feeling of agitation because it promotes erectile dysfunction

5- The male’s water leaves the woman worried and thinking when they fall into her body the genitals are absorbed by the proteins in the blood as soon as they enter the blood
6. They are good for physical pain such as the head and back

7- Also the man’s water increases the immune system

8- They are also good for their heart health.
LEGAL SEMEN WARNING IS BEING DISCUSSED
THOSE WHO ARE FORBIDDEN TO CARRY A DISEASE
MOST LIKELY BECAUSE IT IS AN UNCLEAN WAY

This article has been prepared from reliable sources and you can search everywhere for the most important we have picked

Because What God has forbidden us is a problem.

Search word:
men’s water, health, man’s ejaculation, female water, ejaculation, man’s pleasure, semen, health.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More