Beerka faa’idooyinka caafimaad ee uu leeyahay

The benfits of liver for human health

Waxtarka iyo faa’idooyinka caafimaad ee uu leeyahay beerka

Cunidda beerka waa wax aad ugu fiican caafimaadka qofka.

Beerka faa'idooyinka caafimaad ee uu leeyahay
Beerka faa’idooyinka caafimaad ee uu leeyahay

beerka wuxuu leeyahay Vitamin b12 oo aad muhim ugu ah caafimaadka dadka sidoo kale beerka wuxuu daaweeyaa dhiigyarida, sidoo kale wuxuu xoojiyaa difaaca jirka wuxuu dhisaa murqaha jirka, wuxuu kaloo u roon yahay haweenka uurka leh uurjiifka ayuu ka ilaaliyaa jirrooyinka qaar oo wejiga ama jir waxyeelo u geysta.

sidoo kale beerka marka la cunayo mar kaste qofka wuxuu ka ilaaliyaa daciifka indhaha, wuxuu fiicneeyaa aragtida indhaha wuxuu kaloo ka hortagaa dhibaatooyinka keenaya aragtida gaaban beerka wuxuu kaloo u roon yahay timaha iyo maqaarka iyo ciddiyaha wuxuu la dagaallamaa jirrooyinka carabka ku imaan kara.

sidoo kale beerka wuxuu u roon yahay caafimaadka lafaha iyo ilkaha iyo cirridka.
sidoo kale dumarka caadada ku dhacdo wuxuu usoo celiyaa dhiigga ka baxay siiba gabdhaha yaryar oo hadda soo qaangaaray.

 

Beerka raga awoodda uu siiyo iyo sida loo cuno

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More