Basiiro Cabdi gabar la dhaho ayaa qaraxa lagu tuhmayaa
Basiiro Abdi Mohamed gabar lagu magacaabo ayaa la sheegayaa inay sabab u ahayd qaraxa ka dhacay maamulka gobolka Banaadir.
aqalka gobalka banaadir waxa las heegay inay ahayd qof indhaha la’ waana arinta lala yaban yahay, inay gabadhu kasoo gashay albaabka weyn ee xurunta gobalka banaadir marka suaasha in lays wayddiiyo mudan ayaa ah yaa soo gudbiyay illeen qof indhoole ah albaabka illaa meesha qaraxu kadhacay kaligii masocon karo in qof gacanta hayo mahane.
teeda kale iyadu ma ogeyn in ay waddo qarax illeen saan sheegnay waa indhoolee.
Basiiro Cabdi Maxamed waxaa la sheegay inay ahayd Gudoomiyaha Naafadda Gobolka Banaadir.
baaritaanka ayaa wali socda marka lama oga qaraxa qaabka uu u dhacay Basiiro