Basbaaska guduudan arag jirkaaga waxa uu ku sameeyo

what the red pepper does to the body

Basbaaska guduudan arag jirkaaga waxa uu ku sameeyo Basbaaska guduudan waxtarka caafimaad uu leeyahay aad buu u badan yahay.

daraasooyin badan ayaa lagu ogaaday waxtarka uu leeyahay basbaaska guud ahaan kan guduudan gaar ahaan.

qofka aad u cunaya faa’idooyinkan ayuu ka helayaa.

Basbaaska guduudan arag jirkaaga waxa uu ku sameeyo
Basbaaska guduudan arag jirkaaga waxa uu ku sameeyo

1-wuxuu gubaa baruurta jirka

2-caloosha ayuu ka reebaa laabjeexa

3-Xididaha dhiigga mara ayuu waasiciyaa

4-madax xanuunka barka madaxa ayuu u roon yahay

5-xanuunada sanka ku dhaco ayuu daaweeyaa

6-abiteydka ayuu furaa

7-cadaadiska dhiigga ayuu nadaamiyaa

8-garaacada wadnaha ayuu xoojiyaa

9-jirka wuxuu ka ilaaliyaa bakteeriyada dhibka leh

10-xifdinta ayuu kordhiyaa

11-dhaxanta iyo qabowga ayuu ka hortagaa

12-dhagaxa xameetiada ayuu kaa ilaaliyaa.

dad badan ayaa aad u jecel nay cunaan basbaaska dadka qaarkiina kamaba helaan cunitaanka basbaaska inkastoo uu dad badan gaaska ku kiciyo marka la badsado hadan waa mid dadka oo dhan ay xiiseeyaan.

basbaaska cagaarka  iyo kan guduudan labadaba waxtar way leeyihiin laakin midka guduudan ayaa kasii haysta arrimahaas.

xataa waxaa la sheegaa inuu aad ugu roon yahay dareenka kacsiga siiba dumarka aan dareenka badan lahayn wuxuu u keenaa marka ay aad u cunaan dareen xoog leh taas oo ugu wacan xagga dhiigga saameyska uu ku leeyahay qolqolka.

basbaaska waa daawo ku fiican dumarka dareenka yar

 

Basbaaska biyaha ninka siduu u kululeeyo

 

1-يحرق الدهون في الجسم

2- يعالج الحموضة

3- يوسع الأوعية الدموية

4-مفيد لصداع للرأس

5- يعالج أمراض الأنف

6-يفتح الشهية

7- يطهرضغط الدم

8-يقوي معدل ضربات القلب 

 9 سنوات يحمي من البكتيريا المشكلاتية

 10  يقوي الذاكرة

11 يمنع البرد والبرودة

12- يقي من حصوات المرارة

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More