Basasha marka aan cuno xaaqteyda way badataa ila taliya Caafimaadka - Health By Su'aalaha On Oct 1, 2021 639 0 Su’aasha: Asc, basasha marka aan cunno xaaqteyda way badataa , labadeeda nuucba, ila taliya ! Basasha marka aan cuno xaaqteyda way badataa ila taliya Jawaabta: Basasha marka aad cunto biyo badan cab maxaayeelay biyaha ayaa kugu yar qofka marka uu cuno cuntooyinka qaar afkiisa wuxuu keenaa xaako jiidmaysa waxaa laga rabaa qofkaas inuu biyaha badsado, dad waxaa jira markay cunaan cunto dufin leh sida hlibka cadiinta baruurta ah waxay dareemaan xaako adag oo dhuunta soo istaagayso taas waxaa lagu yarayn karaa biyaha, xaakada biyaha way jilciyaan, haddii arrintaas ay sii jirto waxaa fiican inaad baarto mushkilada ku haysata dhakhtar fiican u tag. Cudurka AfkaQalaylka afkaWaxtarka basasha 0 639 Share