Basasha cad iyo tan guduudan tee kacsiga u fiican
Basasha cad iyo tan guduudan tee kacsiga u fiican
Su’aasha:
Wll basasha kacsi miyey leedahay siiba tan cad teese kacsi badan mida gaduudan iyo tan cad
Jawaabta:
Basasha nooc walba ay tahay aad bay ugu fiican tahay caafimaadka siiba raga.
Basasha guduudan waxay caan ku tahay la dagaallanka jeermiska sidoo kale qufaca iyo hargabka way u roon tahay iyo xididaha dhiigga maro iyo wadnaha iyo faa’idooyin kale badan, basasha cad waxay ka nadiifisaa afka bakteeriyada iyo jeermiska sidoo kale caabuqa sanbabada ayay u roon tahay iyo dhuunta iyo sanka, basasha cad aad ayay ugu fiican tahay manida raga marka loo eego midda guduudan inkastoo labadaba ay raga wax u taraan laakin midda cad ayaa biyaha ninka u fiican awood ayay siisaa shahwada nimanka, raga basasha cad si fiican u cuno biyahooda tayo ayay yeelanayaan.
Waxtarka qubada xaga awooda raganimada
Geed dareenka kordhiyo sida shaaha loo kariyo
Halkan ka daawo waxtarka basasha raga iyo dumarba
يشتهر البصل الأحمر بمحاربة الجراثيم
كما أنه مفيد للسعال ونزلات البرد وللقلب والأوعية الدموية والعديد من الفوائد الأخرى.
البصل الأبيض يطهر الفم من البكتيريا والجراثيم ويفيد التهابات الجيوب الأنفية والتهابات الحلق والأنف.
البصل الأبيض أفضل للسائل المنوي للرجال من البصل الأحمر ،
رغم أن كلاهما مفيد للرجال ، لكن البصل الأبيض أفضل لمني الرجال ،
فهو يمنح قوة للحيوانات المنوية عند الرجال.
الرجال الذين يأكلون البصل الأبيض جيدًا سيحسنون جودة منيهم.