Bariiska qaababka loo kariyo

Bariiska qaababka loo kariyo

Rice is the most popular food, and it is a beneficial food for the body. There are many ways to prepare it in multiple cultures.

some cultures give you amazing taste

Bariis iyo hilib isku karsan
Bariis iyo hilib isku karsan

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Bariiska wuxuu ka mid yahay cuntada ugu muhimsan caalamka.

waxaa la sheegaa inaysan jirin meel aan laga cunin bariiska, inkastoo ay kala duwan tahay sida loo kariyo ama loo diyaariyo,

Bariiska wuxuu ku badan yahay qaaradda Asia waxaa aad loogu beeraa India iyo Thailand.

Bariiska siyaabo badan ayaa loo kariyaa shacab kaste qaab buu u cunaa.

Marka laga hadlo soomaali waxay ka sameystaan bariis caadi oo lagu kariyo maraq iyo hilib waa bariiska qadada iyo cashada iyo zabta.

sidoo kale soomaalida waxay ka sameeyaan cambuulo inta lagu daro digir iwm. ayaa cambuulo laga sameeyaa.

waxaana lagu cunaa saliid gaar ahaan saliid macsaro sidoo kale bun ayaa loo hagaajiyaa. dalalka carabta qaarkooda waxay galiyaan bariiska mindhicirada xoolaha inta la nadiifiyo bariis iyo waxyaabo carfaya ayaa lagu gurayaa waa loo yaqaanaa   سجق  sujuq waa cunto caan ka ah dalka Masar waxaa la geliyaa rootiga sidoo kale waxaa lagu cunaa cuntooyinka waa sida hilib oo kale.

meelaha qaarkooda waxaa la galiyaa hilib shilan.

laakin soomaalida mindhicirada xoolaha waxay ka sameeyaan calooley ama kirish mirish inkastoo soomaalida qaarkooda aysanba cunin calooleyda.

dadka badankooda bariiska way ka helaan waa cunto culus qofka marka uu cuno hurdo ayaa qabanayso.

sawirada meesha aan kuu keennay waxay tilmaamayaan qaababka bariiska loo kariyo.

sidoo kale bariiska wuxuu u kala baxaa noocyo aad u badan nooca basmatiga ayaaba kala sii baxo bariiska ugu fiican wuxuu ka baxaa india iyo Pakistan, sidoo kale waxaa jira bariis cad oo soomaalida ay u yaqaanaan bariis garcadde.

dadka qoonta u leh cunnada ayaa sheegay bariiska waa cuntada ugu fiican oo qofka hurdo u keento

 

Soomaalida iyo dhaqanka sabta sawirada

Ariiska is one of the most important food in the world.

it is said that there is no place not to eat rice, although it varies in how it is cooked or prepared,
Rice is abundant in the Asian continent is highly cultivated in India and Thailand.

Rice is cooked in many ways and every citizen eats it in a way.

When it comes to Somalis, they make ordinary rice cooked with rice and meat is rice for lunch and dinner and zabta.

Somalis also make apples in addition to beans etc. it is made of apples.

It is eaten with oil, especially in oil. Some Arab countries put rice in the intestines of livestock while it is cleaned with rice and spices are collected. It is called سجق Sujuq. It is a popular food in Egypt. It is put into bread and it is also eaten with foods that are like meat.

In some places, meat is put into it.

However, Somalis make the intestines of livestock from a stomach or a sauce, although some Somalis do not eat their intestines.

Most people get rice from it. It is a heavy food. When a person eats it, sleeps.

the pictures of where we brought you describe the rice cooking patterns.

Rice is also divided into many kinds. The best rice is in India and Pakistan. There is also white rice that Somalis know as garade rice.

People who have food say rice is the best food that causes sleep

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More