Barida idaha jirooyinka ay daaweyso

Barida idaha jirooyinka ay daaweyso

Su’aasha:

Waxaan in badan maqlay barida idaha inay daawo tahay, siiba dadka sixirka hayo, sidoo kale calooshana way u roon tahay, hadalkaas maxaa jira ma hadal soomaali baa mise waa hadal salka ku yahay cilmiga caafimaadka.

Barida idaha jirooyinka ay daaweyso
Barida idaha jirooyinka ay daaweyso

Jawaabta:

Hilibka idaha wuxuu ka mid yahay cuntada ugu fiican dunida Alle markuu ka hadlayay xoolaha la cuno wuxuu ka bilaabay idaha wuxuu yiri:

(ثَمَانِيَةَ أَزْوَاجٍ ۖ مِّنَ الضَّأْنِ اثْنَيْنِ وَمِنَ الْمَعْزِ اثْنَيْنِ ۗ قُلْ آلذَّكَرَيْنِ حَرَّمَ أَمِ الْأُنثَيَيْنِ أَمَّا اشْتَمَلَتْ عَلَيْهِ أَرْحَامُ الْأُنثَيَيْنِ ۖ نَبِّئُونِي بِعِلْمٍ إِن كُنتُمْ صَادِقِينَ) [الأنعام:143].

(Waa Siddeed Nooc Labo Ido ah iyo Labo Riyo ah (Lab iyo Dhidig) ma Labada lab yuu Reebay Alle Mise Labada Dhadig Mise waxa Uurka kuwa Dhadig ku Jira, noo Warrama cilmi haddaad Run Sheegaysaan).

quraanka wuxuu tilmaamaya in baruurta laga xarrimay yahuudda wuxuu yiri Alle:

 

(وَعَلَى الَّذِينَ هَادُوا حَرَّمْنَا كُلَّ ذِي ظُفُرٍ وَمِنَ الْبَقَرِ وَالْغَنَمِ حَرَّمْنَا عَلَيْهِمْ شُحُومَهُمَا إِلَّا مَا حَمَلَتْ ظُهُورُهُمَا أَوِ الْحَوَايَا أَوْ مَا اخْتَلَطَ بِعَظْمٍ ذَلِكَ جَزَيْنَاهُمْ بِبَغْيِهِمْ وَإِنَّا لَصَادِقُونَ) [الأنعام:146].

(Kuwa Yuhuudda ah waxaan ka reebnay wax kastoo Ciddi leh, Lo’da iyo arigana waxaan ka reebnay Baruurtooda, waxay Dhabarka ku qaadaan (Baruurta Dhabarka) mooyee, ama Uur ku Jirta ama wixii ku Dheehan Laf, saasaana ku Abaal marinay Dulmigooda Dartiis, Runbaana Sheegaynaa).

Taas waxay sugysaa baruurta qiimaha ay jirka u leedahay.

Barirada idaha caafimaadka laga helo iyo jirooyinka lagu daaweeyo
Barirada idaha caafimaadka laga helo iyo jirooyinka lagu daaweeyo

Barida idaha waxay leedahay faa’idooyin badan oon lasoo koobi karin waxaa ka mid ah:

caddiinta idaha waxay kasoo saartaa jirka sunta oo ka dhalata saliidaha aan dabiiciga ahayn.
baruurta idaha waxay jilcisaa xididaha dhiigga qaada waxay ka reebaysaa inay xirmaan
Xubnaha gudaha sida beerka iyo mindhicirada iyo dhammaan xubnaha muhimka u ah jerka way u roon tahay wax weyn ayay u tartaa.
Subaga badhida idaha irka wuxuu siiyaa awood xoog badan
Timaha jirka ayay xoog u yeeshaa sidoo kale timaha madaxa ayay dheeraysaa waxayna ka ilaalisaa inay timaha daataan
timaha baallasha indhaxa ayay dheeraysaa
Gabdhaha cunaya bari weyn ayay ka qaadaan siiba marka ay marinayaan dufinta barida idaha mar kaste, taasna waxaa lagu ogaaday cilimibaaris dumarka dabada weyn raba inay helaan waa inay mariyaan saliidda idaha.
sidoo kale kalabaxyada lafaha siiba jilbaha ayay jilcisaa gaar ahaan dadka da’da.
Baruurta idaha jirka ay caddeysaa waxay ka nadiifisaa maqaarka baraha madmadow marka habeenkii lagu subko wejiga oo lagu seexdo. marka baruurta xoolaha Ilaahay xalaaleeyay oo dabiiciga ah dhib uma geystaan marka si normal ah loo cuno ama loo adeegsado, saliidaha sancada lasoo marsiiyay ayaa dhib leh, dadka soomaaliyeed way ku saxsan yihiin inuu idaha waxtar leeyahay, laakin waxaa lagu daray waxyaalo kale aan shaqo ku lahayn idaha.

Badhida neefka idaha waxtar badan ayay u leedahay caafimaadka haddaad sii baarto wax badan ayaad ka ogaanaysaa ooynan halkan ku sheegin.

 

 

Hilibka dhaylada iyo caafimaadka iyo awoodda jirka

 Hilibka maxaa laga helaa

القديد هو نوع من لحم الغنم “‌الضأن” المحفوظ، ويتم تحضيره في دول المغرب العربي في عيد الأضحي

ويستخدم عادة مع مكونات الأطباق الأخرى أو لإكساب الطعام النكهة والمذاق.

ويحضر عن طريق تقطيع اللحم إلى شرائح صغيرة مع الإبقاء على العظام ملتصقة باللحم.

ثم تدعك هذه الشرائح بخلطة من الملح والثوم المدقوق وتترك ليوم واحد ثم يضاف إليها خلطة الفلفل المسحوق والكراوية والكزبرة

وأحيانا أوراق النعناع الجافة، مما يعطيه مذاقا مميزا. ثم يعلق اللحم بعد ذلك على جبال ويعرض لأشعة الشمس لتجفيفه،

وبعد ذلك يغمر اللحم في خليط من الزيت المغلي والدهن المنصهر ثم يخزن في أوعية زجاجية

تحضر النقانق من الأنواع غير الجيدة من اللحم البقري أو ‌الضأن “الغنم”، وعادة ما يضاف إليها التوابل أو النبيذ لإكسابها المذاق المطلوب.

وتكون لحوم النقانق غنية بالدهون حيث تفرم جيدا وتخلط بعدة أنواع من البهارات مثل الفلفل وجوزة الطيب والقرنفل والكزبرة والزنجبيل 

أظهرت الأبحاث العلمية الحديثة أن لحم الضأن يحتوي على الكارنوزين الذي يعتبر من المكملات الغذائية الضرورية

حيث إن له تأثيرا مضادا لتصلب الشرايين مما يساعد على حماية القلب والأوعية الدموية من التعرض إلى الأمراض،

فضلا عن أن الكارنوزين مفيد للتقليل من معدل السكر بالدم.
وتناوله بانتظام يساعد على علاج نقص الحديد وأعراض فقر الدم، حيث إنه يحتوي أيضا على عنصر النحاس المهم للتمثيل الغذائي للحديد وإنتاج كرات الدم الحمراء.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More