Xiniinyaha marka ay kala dheer yihiin
Su’aasha:
Labadeyda dhikilood mid ayaa weyn ama ta kale ka dheer!! Arintaana waan ku dhashey markaas wax dhib ah ma ku Yeelaneysaa Tarankeyga ???

Jawaabta:
Wax dhib ma laha hadday kala weyn yihiin labada xiniinyadood, ama bid ay buuran tahay, wax saamays ah kuma yeelanayaan tarankaaga waa wax caadi ah, dad badan ayaa sidaas ah, marka haka fikirin.
Waliba tan midig ayaa inta badan ka weyn midda bidixda in kastoo raga ay ku kala duwan yihiin sidoo kale lalmashada midda bidix ayaa aad uu lalmata marka loo eego midda midig.
Dareenka kacsiga iyo dhalmada ama biyaha shahwada saamays kuma yeelanayaan
Markan xasakeyga u tago geedkaa iga dama maxaa daawo u ah

It doesn’t matter if your testicles are bigger than yours, or if one is fat, they won’t affect your fertility, it’s normal, many people have them, so don’t worry about it.
The right one is also usually bigger than the left one, although men vary and the left one is more likely to sag than the right one.
It won’t affect your arousal, fertility, or semen.
