Site icon Daruur درور

Bajaaj wade iyo kacdoonka Soomaali 2020

Si xun ayuu usoo hallaabayaa amaanka magaalada Muqdisho, waxaa yaab badan askari inuu qof iska dilo qof aan hub wadanin oo shibil ah.
taas waa arrin aad u xun, soomaali waxaa lagusoo celin rabaa sidii hore.
immisa qof oo bajaaj ku shaqaysta la dilay bilahan lasoo dhaafay.
taas wax yar ma aha ujeeddo weyn baa laga leeyahay.

Bajaaj wade iyo kacdoonka Soomaali 2020
Bajaaj wade iyo kacdoonka Soomaali 2020

soomaali wax yar kuma dhex jiro.
shacabka soomaali haddii ay rabaan nabad iyo nolol dhab ah waa inay hal mar kacdoon weyn qaadaan  oo ay ka tagaan danta gaar, marka ay soo qabqabtaan wax kastoo madax ku sheeg ah intaas kahor waa inay raadsadaan qof fiican oo kacdoonkaas hoggaamiya haddii kale dhibkan ayaa lagu jirayaa.
madax kaste imaanayso meesha waxay u imaanayaan ganacsi iyo xatooyo xoolo qaran waxay ka ganacsadaan nolosha shacabka.

Exit mobile version