Bahalka ninka ugu raaxada badan ay dumarka ka helaan

Bahalka ninka ugu raaxada badan ay dumarka ka helaan

Su’aasha:

scw bahda daruur su’aal ayan qabaa oo ah mid la xiriirito raaxada gogosha waxan maqlay dumarka inay kala raaxo daran yihiin rag kaste kama helaan waxay ka helaan raga qaar kaliya taas ma iisheegi kartaan faahfin dheraad iga siiya guska raaxada badan waa kee oo ay dumarka ka helaan ?  guska buuran mise gus dhuuban qaabkee ay ka helaan xiriir miyay la leedahay raaxada dumarka awooda ninka miska hadalka macaan iyo jacaylka uu xaaskisa u hayo fadlan iiso jawaaba.

Bahalka ninka ugu raaxada badan ay dumarka ka helaan
Bahalka ninka ugu raaxada badan ay dumarka ka helaan

Jawaabta:

Naagta iyo ninka way ku kala duwan yihiin xagga raaxada galmada, naagaha waxy eegaan waxyaalo badan sida raga oo kale ma aha, nimanka jirka dumarka ayay aad xoogga u saaraan, raaxadooda inta badan waa jirka haweenka, laakin naagaha waxay u baahan yihiin maskax iyo naxariis iyo jacayl, taas ayaa uga muhimsan jirka.

Marka aan soo aadno xubinta dumarka ay ka helaan ma aha mid dheer ama mid gaaban ee waa geedka ninka adag oo aan damaynin marka galmada ay socoto, naagaha waxay ugu neceb yihiin raga biyaha dhaqsi uga baxaan iyo raga geedka ka damo xiliga ay raaxada socodo, ama geedkooda aan xoog u taagmin oo jileec ah, waxaa la dhihi karaa xubinta ugu raaxada badan dumarka waa geedka aadka u kacsan aan damin muddana wadi karo raaxada, maxaayeelay ninka geedkiisa aadka u taagan dhiig ayaa ka buuxa marka waa kulayl, gabadha kulaylkaas ayay aad ugu raaxaysataa, laakin ninka bahalkiisa aan aad u taagnayn geedkiisa kulayl daran ma noqon karo.

Xagga dhererka iyo balaca markaan eegno taas hablaha way ku kala duwan yihiin naagba dookh ayay leedahay dumar waxaa jira ka helo geedka dheer dumarna geedka buuran, taas inta badan waxay u noqonaysaa gabadha maskaxdeeda iyo waxyaalaha ay ka maqasho dumarka kale xiliga ay soo qaangaarayso maskaxda ayay ka dhisataa ninka ay ku raaxaysan karto.

 

 

Xaaska wax Dareen ah Aysan daremin xiliga galmada

There are differences between women and men in terms of sexual pleasure, women look at many things like men, men emphasize women’s bodies very much, their pleasure is mainly women’s bodies, but women need mind and compassion and love, which is more important than the body.

When we come to the organ that women find is not long or short, it is the hard man’s tree that does not quench when sex is going on, women hate men who go out of the water quickly and men who quench the tree during their pleasure, or their tree that is not strong and soft, It can be said that the most comfortable member of the women is the very erect tree that cannot be extinguished and can carry on the comfort for a while, because the man whose tree is very standing is full of blood when it is hot, the girl enjoys that heat, but the man whose beast does not stand very hard cannot be in his fierce trunk.

In terms of height and width when we look at this, the girls are different. Every woman has a valley. There are women who find the tall tree and the women in the thick tree, which is often the girl’s mind and the things she hears from other women during her adulthood. She builds the mind of the man she can enjoy.

 

 

النساء والرجال يختلفون في العلاقة الحميمية ،
تنظر النساء إلى أشياء كثيرة ، وليس كالرجال.
يركزالرجال على أجساد النساء كثيرا ، ومتعتهم هي أساسا أجساد النساء ،
لكن المرأة تحتاج إلى العقل والرحمة والحب.
هذا أهم من الجسم لديها.

عندما نأتي إلى العضو ، تجد النساء أنه ليس طويلا أو قصيرا ، بل آلة الرجل الصلبة التي لا  تضعق عندما تتم العلاقة ،
تكره النساء الرجال الذين يخرجون من  العلافة بسرعة ، .
أو آلتهم ، التي ليست قوية ورقيقة ،
يمكن القول أن العضو الأكثر راحة في المرأة هو الآلة المنتصبة جدا التي لا يمكن إيقافها ويمكنها الاستمرار في الراحة لفترة من الوقت ،
لأن آلة الرجل ، التي تقف على ارتفاع عال ، مليئة بالدم ، عندما يكون الجو حارا:
الفتاة تستمتع بهذه الحرارة كثيرا ،
لكن الرجل الذي لا يقف عضوه كثيرا لا يمكن أن يكون أن يمتع المرأة أكثر.

من حيث الطول والعرض عندما ننظر إلى هذا ، فإن الإناث مختلفات. كل امرأة لديها حال. هناك بعض النساء اللواتي  يفضلن على الآلة الطويلة .
التي غالبا ما تصبح عقل الفتاة والأشياء التي تسمعها من النساء الأخريات خلال مرحلة البلوغ التي تبني العقل من الرجل الذي يمكنها الاستمتاع به.

 

Qofka faa’idada uu ka helo timirta

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More